DHEGEYSO-Caaqil Shanlayste oo farriin u diray madaxda DFS iyo Puntland.

Garoowe, Mar 07 2017-Caaqil Siciid Cismaan Maxamuud (Shanlayste), oo kamid ah isimada deegaamada Puntland ayaa farriin u diray madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Puntland.

Shanlayste ayaa waxa uu aad uga hadlayaa arrimaha lacagta Soomaaliga, hub kadhigista qabaa’ilada Soomaalida, dhismaha ciidan qaran iyo sidii ay dowladda cusubi u waajihi lahayd.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com