Qoys ku sumoobay Hilib ay cuneen Miyiga Balanbale (dhegayso)

Qoys ku sumoobay Hilib ay cuneen Miyiga Balanbale (dhegayso)

Todobo Ruux oo isku hal Qoys ah ayaa ladhigay Isbitaalka degmadda Balanballe ee gobalka Galgaduud kadib markii ay ku sumoobeen Hilib ay cuneen.

Dadkaan oo ah reer guuraaga ayaa laga keenay deegaanka Haraale ee Galbeedka degmadda Balanballe waxaana hadda xaaladdooda lagu dabiibayaa Isbitaalka Balanballe.

Madaxa Arrimaha Bulshadda degmada Balanballe Saalax Cabdille Aadan oo araysi siiyay Radio Daljir ayaa u waramay Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac oo kusugan xarunta Daljir ee Caabudwaaq

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com