Qoys ku geeriyooday shil gaari oo kadhacay magaalada Laascaanood (dhegayso)

Qoys ku geeriyooday shil gaari oo kadhacay magaalada Laascaanood (dhegayso)

Ilahay ha u naxaristee waxaa saaka shil gaari ku geeriyooday dad isku qoys ah oo safar u ahaa magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland, waxaana ay ahaayeen laba hooyo iyo carruur ay waalidiin u yihiin oo dhamaantood ka tagay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Dadka Dhintay ayaa lagu kala Magacaba jiray Burhaan Koosin Cigaal iyo Hooyadii Caanood Afrax Ereg  iyo Gabar ay Eeda u tahay Caanod Afrax Eereg oo Lagu Magacabi jiray Fadaumo Dhigo Cigaaal.
Hadaba Cabdullaahi Gaafaa Kaarshe waxaa uu ka mid yahay ehalada dadka shilka ku geeriyooday, wariyaheena Cabdixakiin Xuseen ayuu uga waramay dhacdadan argagaxa leh
Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com