Qatar AirWays oo Duulimaadyo toos ah maanta ka bilaabaysa Muqdisho

HomeWararka

Qatar AirWays oo Duulimaadyo toos ah maanta ka bilaabaysa Muqdisho

Shirkadda diyaaradaha ee Qatar Airways ayaa maanta lagu wadaa inay duulimaadkeedii u horeeyey ku tagto magaalada Muqdisho, waxaana ay noqonaysaa marki

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)
Xaaladda dad Shabeel uu ku dhaawacay duleedka magaalada Buuhoodle (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Shirkadda diyaaradaha ee Qatar Airways ayaa maanta lagu wadaa inay duulimaadkeedii u horeeyey ku tagto magaalada Muqdisho, waxaana ay noqonaysaa markii u horaysay tan iyo burburkii dowladdii marxuum Maxamed Siyaad Barre kadib.

Duulimaadka ayaa lagu wadaa in lagu bilaabo Muqdisho iyo Dooxa, waxaana la filayaa inay diyaaradda soo cagadhigato saakay.

Madax kalle duwan oo katirsan dowladda faderaalka ayaa ka qaybgalaya munsaabadda lagu daahfurayo duulimaadkan cusub.

Horay Muqdisho waxaa duulimaadyo caalami ah ku tagi jiray shirkadaha Turkish Airways iyo Itoobiya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: