Xaaladda dad Shabeel uu ku dhaawacay duleedka magaalada Buuhoodle (dhegayso)

Xaaladda dad Shabeel uu ku dhaawacay duleedka magaalada Buuhoodle (dhegayso)

Afar qof ayaa ku dhaawacmay weerar Shabeel uu ku qaaday dad ku sugnaa tuulo katirsan magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Shabeelka ayaa dadka dhaawac uu u gaystay oo rag ahaa ayaa dhaawacyadu ay kasoo gaareen dhinacyada kilyaha, madaxa iyo lugta, waxaana weerarka shabeelka uu gaystay uu dhacay habeen hore.

Dr Baasuuke Nuur oo ah dhaqtarka dadka dawaynaya dadka dhaawacyada ay soo gaareen ayaa waxaa uu radio Daljir u sheegay in xaaladda bukaanadu yihiin mid wanaagsan, oo ay iminka aanay u baahneen caafimaad dalka dibadiis ah.

Hoos kadhagayso Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa waraystay Drka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com