Site icon Radio Daljir

Qatar AirWays oo Duulimaadyo toos ah maanta ka bilaabaysa Muqdisho

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2018-06-12 18:57:18Z | |

Shirkadda diyaaradaha ee Qatar Airways ayaa maanta lagu wadaa inay duulimaadkeedii u horeeyey ku tagto magaalada Muqdisho, waxaana ay noqonaysaa markii u horaysay tan iyo burburkii dowladdii marxuum Maxamed Siyaad Barre kadib.

Duulimaadka ayaa lagu wadaa in lagu bilaabo Muqdisho iyo Dooxa, waxaana la filayaa inay diyaaradda soo cagadhigato saakay.

Madax kalle duwan oo katirsan dowladda faderaalka ayaa ka qaybgalaya munsaabadda lagu daahfurayo duulimaadkan cusub.

Horay Muqdisho waxaa duulimaadyo caalami ah ku tagi jiray shirkadaha Turkish Airways iyo Itoobiya.

 

Exit mobile version