Qarax kadhacay Bosaso oo lala beegsaday gaari uu la socday wasiir hore

HomeWararka

Qarax kadhacay Bosaso oo lala beegsaday gaari uu la socday wasiir hore

Qarax ayaa kadhacay agagaarka wadada laamiga  Galow Dib u guro oo u dhow Afar Irdood  Bosaso , waxaana ku dhaawacmay laba ka mid ah ilaalada gaarka ee

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Dowladda Farmaajo oo ku howlan soo Celinta Kaalmadii Maraykanka siin jiray DFS
Duqayn Diyaaradeed oo kadhacday Kuunyobarow Shabeelaha Hoose (dhegayso)

Qarax ayaa kadhacay agagaarka wadada laamiga  Galow Dib u guro oo u dhow Afar Irdood  Bosaso , waxaana ku dhaawacmay laba ka mid ah ilaalada gaarka ee wasiirkii hore qorshaynta iyo xiriirka caalamiga Puntland Shire Xaaji Faarax.

Wasiirka ayaa la socday gaarigan, waxaana burbur uusoo gaaray qaybta dambe ee gaarigan oo nuuciisu yahay kuwa aan xabaddu karin.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: