Qarax ka dhacay Xarunta maamulka gobalka Banaadir

HomeWararka

Qarax ka dhacay Xarunta maamulka gobalka Banaadir

Qarax xooggan ayaa ka dhacay gudaha Xarunta Gobolka Banaadir, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo. Qaraxa oo aan weli si rasmi loo ogeyn nuuc

Dagaal ka dhacay Afmadow
Suldaanka Guud ee beesha Warsangeli iyo Isim beeleedyo la saftay Muuse Biixi
Wafti ka Socda Dowladda Federalka ah oo Garoowe Gaarey iyo Wadahadal Furmaya (dhegayso)

Qarax xooggan ayaa ka dhacay gudaha Xarunta Gobolka Banaadir, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo.

Qaraxa oo aan weli si rasmi loo ogeyn nuuciisa ayaa la sheegayaa inuu sababay khasaare kala duwan.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu dhacay xilli uu shir u socday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo qaar ka mid Guddoomiyeyaasha degmooyinka.

Wararka qaar ayaa sheegaya inuu dhaawac fudud soo gaaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. Yariisow.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: