Dagaal ka dhacay Afmadow

Dagaal ka dhacay Afmadow

Ciidamada Jubaland iyo ururka Al-shabaab ayaa dagaal socday muddo laba saacadood ah waxaa uu ku dhexmaray degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose.

Dad goob joogayaal ayaa ku waramay dagaalka in la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kalle duwan, waxaana uu ka dambeeyey kadib weerar ay soo qaadeen ururka Al-shabaab.

Warar madaxbanaan ayaa soo sheegaya ciidamada Jubaland inay iska difaaceen ururka Al-shabaab oo weerarka soo qaaday, inkastoo aan laga haynin khasaaraha dhabta ee dagaalka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 6 years ago

    WHO REALY IS ISIS?
    I=ISRAELI
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICE.
    OK.
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME(ELLIOT SHIMON) 100% HE WAS MOSSAD AGENT & ISRAELIAN CITIZEN.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com