Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Degmada bardheere ee Gobalka Gedo

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Degmada bardheere ee Gobalka Gedo

BARDHEERE, GEDO | Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Degmada bardheere ee Gobalka Gedo ayaa la soo warinayaa in ay ku dhawacmeen Gudoomiyaha Gobalka Gedo Axmed Buulle Gareed iyo Abaandulaha qeybta 43aad Labaale.

Sido kale Isgaarsinta magaalada bardheere ayaa jaran wixii FaahFaahin ah oo kusoo kordhaa wararka bardheere la soco.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com