Garoowe: Hay’adda SIHA Network iyo Radio Daljir oo qabtay Barnaamijka  awood siinta haweenka (Sawiro)

HomeWararka

Garoowe: Hay’adda SIHA Network iyo Radio Daljir oo qabtay Barnaamijka awood siinta haweenka (Sawiro)

Garoowe: Radio Daljir oo kaashanaya SIHA Network ayaa xarunta Daljir ee Garoowe ku qabtay Barnaamij Dood Wadaag ah oo looga hadlayo doorka hawenka e

Somaliland: dadka u dhimanaya cudurka Covid-19 oo soo badanaya
Kismaayo dadka oo looga digay inay Garsoor u doontaan Al-Shabaab
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Garoowe: Radio Daljir oo kaashanaya SIHA Network ayaa xarunta Daljir ee Garoowe ku qabtay Barnaamij Dood Wadaag ah oo looga hadlayo doorka hawenka ee Nabadda iyo arrimaha bulshada iyadoo loo marayo awood siinta haweenka, Waxaa ka qaybgalay Dooda Faadumo Diiriye Nuur oo ah Guddoomiyaha Ururka Samafal oo ka shaqeeya arimaha Haweenka, Abukaate Sahra Maxamed Yaasiin oo katirsan Ururka ay ku midaysan gabdhaha Qareeenada ah ee Puntland ee PUWLA, Shamis Cabdi Bile oo ah sarkaal katirsan Police ka Puntland iyo Xoghayaha Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP Naciima Muuse Cilmi.


Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: