Puntland oo Martigelin Doonta Tartanka Maamul Goboleedyada Dalka Sannadka 2018

HomeWararkaCiyaaraha

Puntland oo Martigelin Doonta Tartanka Maamul Goboleedyada Dalka Sannadka 2018

Xiriirka kubadda cagta Maamulka Puntland ayaa sheegay in sannadka soo socda ay martigelin doonaan tartanka dawlad goboleedyada dalka Soomaaliya. Ta

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ausmane Dembele waa Xaggee? (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha: Wararkii ugu Danbeeyey ee Ciyaaraha & cR Yameni (dhegayso)
Xiriirka kubadda cagta Maamulka Puntland ayaa sheegay in sannadka soo socda ay martigelin doonaan tartanka dawlad goboleedyada dalka Soomaaliya.
Tartanka kubadda cagta ah oo markii ugu horaysay sanadkii 2016 lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku guulaystay Xulka Puntland. Sannadkaan 2017 waxaa marti loo yahay Kismayo iyo maamulka Jubaland.
Xoghaya xiriirka kubadda cagta Puntland oo idaacadda Daljir la hadlay ayaa waxaa uu ka warbixiyay qaabka loo soo xulay xulka Puntland iyo rajada Puntland ee difaacashada koobka.

Haddaba Xoghayaha Xiriirka Kubadda Cagta (XKC Puntland), Cabdulqaadir Cali Daahir (Juula), waxa uu u warramay Axmed Sheekeeye.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: