Xubintii Ciyaaraha: Wararkii ugu Danbeeyey ee Ciyaaraha & cR Yameni (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Wararkii ugu Danbeeyey ee Ciyaaraha & cR Yameni (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni | Waxaa fududeysay shirkadda Somtel – Share Your World

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso falaanqeynta maanta iyo xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

iyo Zinedine Zidane oo cayaartii El Clasico ka muujiyey in uusan wax walaac ah ka qabin jabkii ku yimid iyo 14ka dhibcood oo Real Madrid ka hooseeyaan Barca.

  

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com