Puntland oo laga dalbaday inay sii deyso wariye Maalintii 9-aad ku xiran meel an la aqoon (Daawo)

HomeWararka

Puntland oo laga dalbaday inay sii deyso wariye Maalintii 9-aad ku xiran meel an la aqoon (Daawo)

Wariyayaasha ka hawlgala magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ku biiray Ololaha cadaalad doonista wariye Kilwe Aadan oo uu bilaabay Ururka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug: “Ma Aqoonsani Midowga Baarlamaanka Ahlu Suna ee Galmudug”
Ciidamada Booliska Kenya oo toogtay Saddex Ruux gacantana ku dhigay hub
Ciidamo ka tirsan dowladda & kuwa ATMIS oo loo tababaray ka hortagga qaraxyada

Wariyayaasha ka hawlgala magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ku biiray Ololaha cadaalad doonista wariye Kilwe Aadan oo uu bilaabay Ururka suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ.

“Xoriyada saxaafadu waa xaq uu damaanad qaadayo dastuurka dalku halasii daayo Wariye Kilwe ,” ayaa kamid ahaa hal ku dhigyada ay wariyayaashu ku baaqayeen.

Wariye Kilwe ayaa ku xiran xabsi qarsoon oo aan la aqoon meesha uu kuyaalo, eheladiisa iyo asxaabtii uu la shaqayn jirey ayaa loo diidey inay arkaan ama ogaadaan halka uu ku sugan yahay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: