Puntland oo la safatay Ra’isal Wasaare Rooble

HomeWararka

Puntland oo la safatay Ra’isal Wasaare Rooble

Puntland ayaa la safatay Ra’isal Wasaare Rooble, Kadib Khilaaf soo kala dhexgalay Madaxweynaha Soomaaliya & Ra’isal Wasaarihiisa. “Dowladda Puntland waxay diyaar u tahay ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hogaamiyo RW Maxamed Xuseen Rooble.” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo lagu daabacay barta Facebook ee Madaxtooyada Puntland.

Qaxootiga Yemen ee Qardho oo ka cabanaya nolol xumo (dhegayso)
CADAANI AFHAYEENKA ONLF OO BOOQDAY GABAGABO & QOYSKII AY KA GEERIYOOTAY MUMTAAS CAABBI JEEX
Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyay shir muhiim ah oo u dhexeeyay Soomaaliya iyo Midowga Yurub.

Puntland ayaa la safatay Ra’isal Wasaare Rooble, Kadib Khilaaf soo kala dhexgalay Madaxweynaha Soomaaliya & Ra’isal Wasaarihiisa.

“Dowladda Puntland waxay diyaar u tahay ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hogaamiyo RW Maxamed Xuseen Rooble.” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo lagu daabacay barta Facebook ee Madaxtooyada Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: