Qaxootiga Yemen ee Qardho oo ka cabanaya nolol xumo (dhegayso)

Qaxootiga Yemen ee Qardho oo ka cabanaya nolol xumo (dhegayso)

Qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo baxsaday colaadda Yemen ee ku sugan magaalada Qardho ayaa ka cabanaya darruufo nolol xummo.

Waxaa ay sheegeen inay muddo sadex bilood ah lacag lasiin, raashiina lasiin muddo sanad ku dhow, iyagoona sheegay in dib loogu celiyo wadanka Yemen badalkii ay iska joogi lahaayeen Yemen.

Qaxootigan ayaa hadaladan ka sheegay magaalada Qardho gaar ahaan dibadda hore ee xarunta maamulka gobolka Karkaar, waxaana horay bixinaysay qarashaadkooda hay’adaha WFP iyo UNHCR.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0