Puntland oo guddi u saartay kufsiga ku soo badanaya deegaanada Puntland (dhegayso )

Puntland oo guddi  u saartay  kufsiga ku soo badanaya  deegaanada Puntland  (dhegayso )

Dowladda Puntland ayaa guddi usaartay kiisaskii kufsiga ahaa ee maalmahan ka dhacayay deegaanada Puntland oo ay shacabka Puntland ay aad uga xumaadeen.

Guddigan ayaa u kuur gali doona sababta keentay in Puntland kufsiga uu caado ka noqdo iyo waxa yaabaha usababta ah.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com