Maxaa ka soo baxay shirkii Amniga ee dowladda Puntland (daawo)

HomeWararka

Maxaa ka soo baxay shirkii Amniga ee dowladda Puntland (daawo)

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland ayaa maanta shir gudoomiyay shirkii amniga ee Puntkand oo ka qabsoomay maanta magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Shirka ayaa waxaa looga hadlay amaanka deegaanada Puntland iyo Kufsiga ku soo badanaya Puntland.

Askari dilay nin Mooto Bajaajle ah oo Xukun lagu riday
Golaha Wasiirada ee dowladda faderaalka oo beri kushiraya Baydhabo (dhegayso)
Madaxwayne Farmaajo oo Khudbad u jeediyay booliska Muqdisho (Daawo)

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland ayaa maanta shir gudoomiyay shirkii amniga ee Puntkand oo ka qabsoomay maanta magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Shirka ayaa waxaa looga hadlay amaanka deegaanada Puntland iyo Kufsiga ku soo badanaya Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: