Golaha Wasiirada ee dowladda faderaalka oo beri kushiraya Baydhabo (dhegayso)

Golaha Wasiirada ee dowladda faderaalka oo beri kushiraya Baydhabo (dhegayso)

Magalaada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa la filayaa maalinta berito inay marti geliso shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Dowladda faderaalka ee Soomaaliya, iyadoo maanta uu gaaray magaalada Baraawe ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre.

Amaanka ayaa si’aad ah loo adkeeyey, Cali Wardheere Cabdiraxmaan waa guddoomiyaha gobolka Baay, Xasan Heykal ayuu uga waramay diyaar garowga ay ugu jiraan soo dhowaynta Golaha wasiirada

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com