NISA oo sheegtay inay qabatay xubin muhiim u ah Daacish

HomeWararka

NISA oo sheegtay inay qabatay xubin muhiim u ah Daacish

Hay'adda NISA ayaa sheegtay in xubin katirsan kooxda Daacish in lagu qabtay howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho. Bogooda Twitterka ayaa waxaa

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo gaaray Buulo-burte
Koonfur Galbeed oo Qaadacday Go’aankii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya
Gaas oo Wasaaradda Maaliyada faray in doonida kuso caariday Boosaaso Canshuur laga qaadi Karin

Hay’adda NISA ayaa sheegtay in xubin katirsan kooxda Daacish in lagu qabtay howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho.

Bogooda Twitterka ayaa waxaa ay ku sheegeen shaqsigan inuu ahaa qof u qaabilsanaa xiriirka dhaqaalaha Daacish ee dibadda iyo isku xirka xagjirada.

Masheegin NISA magaca iyo xaafadda laga soo qabtay xubintan la sheegay inuu katirsanyahay kooxda Daacish.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: