Site icon Radio Daljir

NISA oo sheegtay inay qabatay xubin muhiim u ah Daacish

Hay’adda NISA ayaa sheegtay in xubin katirsan kooxda Daacish in lagu qabtay howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho.

Bogooda Twitterka ayaa waxaa ay ku sheegeen shaqsigan inuu ahaa qof u qaabilsanaa xiriirka dhaqaalaha Daacish ee dibadda iyo isku xirka xagjirada.

Masheegin NISA magaca iyo xaafadda laga soo qabtay xubintan la sheegay inuu katirsanyahay kooxda Daacish.

 

Exit mobile version