Gaas oo Wasaaradda Maaliyada faray in doonida kuso caariday Boosaaso Canshuur laga qaadi Karin

Gaas oo Wasaaradda Maaliyada faray in doonida kuso caariday Boosaaso Canshuur laga qaadi Karin

MadaxweynahaPuntland oo maanta shir Guddoominyay Shirki Golaha  wasiiradda Puntland ayaa ka hadlay dooni u rarnayd Ganacsato Reer Puntland .taas todobaadyo kahor kuso caariday xeebta Boosaaso,waxaana hadda socda dadaaladi ugu dambeyaay ee hantida saaran doonidaas lagu badbaadin lahaa.

Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa ka dhageystay golaha xukuumadda  xaalada bad-baadinta doontii  soo caariday  oo  si ay weyn uga qayb-qaateen  shacabka, shirkadaha dalka iyo dawladu-ba,

Madaxweynuhu bogaadiyay dhammaan intii ka qayb-qaadatay howshaas, wuxuuna Madaxweynuhu amar ku siiyay Wasaaradda Maaliyada inaan laga qaadi karin hantidaas wax canshuur ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com