Nabadoon Yaasiin C Samad: “Reer Puntland waa in ay u Dhammaadaan Wadahadalka Galmudug” (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoon Yaasiin C Samad: “Reer Puntland waa in ay u Dhammaadaan Wadahadalka Galmudug” (dhegayso)

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo kamid ah Isimada deegaamada Puntland ayaa ka hadlay midnimada Soomaaliyeed, arrimaha colaadda gobolka Mudug iyo sida re

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal oo sheegay in ay soo qabteen dad uu sheegay inay shacabka qixinayaan
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)
Radio Daljir oo ku baahaya badi dalka maantana waa UFAYN (dhegayso | daawo)

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo kamid ah Isimada deegaamada Puntland ayaa ka hadlay midnimada Soomaaliyeed, arrimaha colaadda gobolka Mudug iyo sida reer Puntland diyaarka ugu yihiin nabad ka dhalata gobolkaasi.

Nabadoonka ayaa ugu baaqay dowladda Puntland iyo dowladda federalka ah ee Soomaaliya in reer Puntland ay u dhammaadaan wadahadalka Galmudug, lana helo garsoor dhexdhexaad ah oo aan dhinacna u janjeerin.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • abdirahman Shire 7 years ago

    Maashaa-allaah nabadoon yasiin cabdisamad waa hadal dhaxal gal ah runtii waliba arinta gobalka mudug waa hadal biyo kama dhibcaan ah in loo dhan yahay waanwaanta laga wado waana ninka kaliya ee ku hadla codkeyga waa xayi allaah ku dhowro

DISQUS: 0