Naafada degmadda Xaafun oo codsi u diray Madaxda Puntland (dhegayso)

Naafada degmadda Xaafun oo codsi u diray Madaxda Puntland (dhegayso)

Maxamuud Maxamed Guleed Guddoomiyaha Naafada degmadda Xafuun ee gobalka Bari oo lasoo xiriiray Radio daljir ayaa sheegay inay qabaan baahiyo baddan naafada Xafuun.

Madaxda Puntland ayuu ugu baaqay sanadka u harray bal inay wax u qabtaan Naafada oo uu sheegay inay qabaan baahiyo kala duwan oo dhinaca noolasha ah iyo agabka cuuryaanada ,sida Gawaarida.

Maxamed Lakiman ayaa waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com