Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo maanta u fariisatay Dacwad Ciqaabeed (dhegayso)

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo maanta u fariisatay Dacwad Ciqaabeed (dhegayso)

Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay dacwad lagu soo oogay eedeysanayaal loo heesto Qaraxii 14-kii Bishii October ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdulqaadir yuusuf irshaad ayaa Warbixintan Muqdisho kaso diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com