Cuduro ka dilaacay degaano hoostaga Degmadda Jariiban (dhegayso)

Cuduro ka dilaacay degaano hoostaga Degmadda Jariiban (dhegayso)

Warar ka imaanaya deegano hoostago degmada Jariiban ee goblka Mudug ayaa sheegaya inay dad ugu dhinteen xanuunka jadeecada,Deegaanada Kabaal iyo Dulwayne ayaa kamid ah meelaha xanuunkaan uu ka dilaacay.

Dr Cabdulaahi Axmed Cabdullaai oo ayaa Radio Daljir usheegay in ilaa iyo iminka ay hubiyeen dhimashada labo qof oo uu soo ritaday xanuunka jadeecad.

Zubeyr Shiikh Cabdi ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com