M/weyne Shariif oo dhalleeceeyey weerarkii hutel Muna, tafaasiilna ka bixiyey khasaaraha dhimasho iyo dhaawac.

Muqdisho, Aug 24 – M/weyne Shariif oo la hadlay saxaafada, kadib weerarkii hutel Muna ayaa dhalleeceeyey dilka dadkii lagu laayey hutel Muna. 33 qof oo u badan dad rayad ah ayna ka mid yihiin 6 mudane oo ka tirsanaa baarlamaanka federaalka ah ee Somaliya oo ku geeriyooday hutel Muna.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com