Muxuu ka yiri taliyaha booliska Puntland gaddoodkii ciidamada ee Bosaso? (daawo)

Muxuu ka yiri taliyaha booliska Puntland gaddoodkii ciidamada ee Bosaso? (daawo)

Taliyaha ciidamada booliska Puntland Muxyadiin Axmed Muuse ayaa ka hadlay gadood ay saakay subaxnimadii hore ka sameeyeen magaalada Bosaso ciidamo katirsan birmadka Puntland, kuwaasi oo la wareegay bankiga dhexe ee Bosaso.

Waxaa uu ku tilmaamay kuwa ay buunbuuninayaan baraha bulshada, waxaana geesta kalle taliyuhu sheegay ciidamadu inay qaataan mushaarkooda marka laga reebo bisha April ee hadda dhamaatay.

Hoos kadaawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com