Musharrax Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la yeeshay qaar kamid ah Isimada Puntland. (Sawiro)

Musharrax Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la yeeshay qaar kamid ah Isimada Puntland. (Sawiro)

Musharraxa ayaa la kulmay Isimada kala ah: Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe, Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdillaahi Ciise, Garaad Saleebaan Buraale, Suldaan Siciid Cismaan Cali, Garaad Cabdisalaan Xassan Maxamed iyo Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar Camey.

Musharrax Madaxweyne Siciid Deni iyo Isimadu waxay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka qabsoomaya bisha Janaayo ee sannadka 2019-ka, iyadoo Musharraxu uga mahadceliyey kaalinta wanaagsan ee ay ka qaateen adkeynta Midnimada iyo Dibu-heshiisiinta Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0