Madaxwaynaha Puntland oo xil ka qaadis iyo magacaabis sameeyey

HomeWararka

Madaxwaynaha Puntland oo xil ka qaadis iyo magacaabis sameeyey

Madaxwaynaha Puntalnd Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow, isagoona guddoomiy

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
DAREEN 15aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda
Dowladda Jarmalka oo Somaaliya ka Caawinaysa dhinaca Amaanka

Madaxwaynaha Puntalnd Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif Abgaalow, isagoona guddoomiye cusub u magacaabay Cabdulqaadir Xuseen Nuur Dirir.

Wareegto kasoo baxday madaxwaynaha Puntland ayaa lagu sheegay Talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga inay ku timid go’aankan madaxwaynaha uu qaatay.

Madaxwaynaha Puntland, wasiirkiisa arrimaha gudaha ayaa ka mid ah musharixiinta u taagan doorashada madaxwaynaha iyo madaxwayne kuxigeen ee Puntland oo ay maalmo ka harsantahay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: