Musharrax Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hoygiisa ku booqday Garaad Saleebaan Garaad Maxamed (Sawiro)

Musharax Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa u mahad celiyey Garaad Saleebaan doorka wanaagsan ee uu ka qaatay adkeynta Midnimada iyo Dibu-heshiisiinta dadka Puntland.

Garaad Saleebaan & Musharrax Siciid Deni waxay ka wada hadleen arrimaha Puntland, gaar ahaanna Doorashooyinka dhici doona bisha Janaayo 2019-ka


by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com