Musharaxa Madaxweyne Cabdisamad Maxamed Gallan oo Bossaso lagu soodhaweeyey (dhegayso | sawirro)

HomeWararka

Musharaxa Madaxweyne Cabdisamad Maxamed Gallan oo Bossaso lagu soodhaweeyey (dhegayso | sawirro)

Magaalada Bosaaso waxaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Musharax madaxweyne 2019, Cabdisamad Maxamed Gallan. Gallan ayaa garoonka diyaaradaha ee

Duqa Cusub ee Garoowe: “Waxaan wax ka baddali doona cabashadda Shaqalaha Dowladda Hoose” (Daawo)
Ayax ku habsaday degaanka Roox ee gobalka Mudug (dhegayso)
Barlamaanka Galmudug oo Kulan Xasaasi ah yeeshay Maanta (dhegayso)

Magaalada Bosaaso waxaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Musharax madaxweyne 2019, Cabdisamad Maxamed Gallan.

Gallan ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaaso waxaa uga hortagay oo ku soodhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Bosaaso.

Hadaba wariyaheena Daljir Bosaaso Xasan Heykal ayaa ka qaybgalay munaasibada oo warbixintan ka diyaariyay soodhaweyntiisa.

Hoos kaga bogo codadkii soodhaweynta iyo masawiraba.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: