Muran kataagan kordhinta muddo xileedka guurtida iyo guddiga doorashada Somaliland (daawo)

Muran kataagan kordhinta muddo xileedka guurtida iyo guddiga doorashada Somaliland (daawo)

 

Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid ee Somaliland ayaa isku raacay shalay in waqtiga loogu daro golaha guurtida iyo guddiga doorashooyinka ee Somaliland, arrintan ayaa waxaa si wayn uga horyimid xisbiga Wadani ee Somaliland.

Guddoomiyaha xisbiga Wadani Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa sheegay in go’aankaasi uu yahay mid sharciga ka horimaanaya, isagoona sheegaya guddiga doorashada in waqtigiisu uu dhamaanayo bisha 11aad ee sanadkaan.

Hoos kadaawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com