Dowladda oo shaacisay magacyada saraakiil ajaaniib ah oo lagu dilay Sh.Hoose

Dowladda oo shaacisay magacyada saraakiil ajaaniib ah oo lagu dilay Sh.Hoose

Idaacadda Militariga Dowladda  Faderaalka ayaa sheegtay howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Mareykanka iyo Danab in lagu dilay saraakiil katirsan Al-shabaab oo ajaaniib ah.

Howlgalka ayaa lagu sheegay inuu kadhacay deegaanka Baladul Amiin iyo deegaano kalle oo katirsan shabeelada hoose.

Saraakiisha lagu dilay weerarka Howlgalka ayaa Magacyadooda lagu kala sheegay Abuu Xamsa Bin Shaam kasoo jeeda dalka Masar kaasi oo Nabadiidka u qaabilsanaa Tababarada Maleyshiyada, Aweys Abu Xamza Almifsali oo  heesta dhalashada dalka Tanzania , Abuu Bilaal Zubeyr ayaa heesta Dhalashada Mauritania  ayaa Hore u ahaa ku xigeenka Ibraahim Afgaan, Aadan Abuu musiyaan kasoo jeeda dalka Suuriya iyo Feysal Bin hayaan kasoo jeeda dalka Yaman.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com