Muran kataagan kordhinta muddo xileedka guurtida iyo guddiga doorashada Somaliland (daawo)

HomeWararka

Muran kataagan kordhinta muddo xileedka guurtida iyo guddiga doorashada Somaliland (daawo)

  Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid ee Somaliland ayaa isku raacay shalay in waqtiga loogu daro golaha guurtida iyo guddiga doorashooyinka ee Somalil

Madaxweyne Deni oo xafiiskiisa ku qaabilay Aabaha dhalay Caasho Ilyaas Aadan (dhegayso)
MP KULANE ON PRESIDENT HASSAN SHEIKH: NOTHING TO SHOW FOR BUT TWO YEARS OF SUCCESSIVE FAILURES IN THE HIGHEST OFFICE
Guddoomiyaha Aqalka Sare DFS oo kulan la qaatay Danjire Michael Keating

 

Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid ee Somaliland ayaa isku raacay shalay in waqtiga loogu daro golaha guurtida iyo guddiga doorashooyinka ee Somaliland, arrintan ayaa waxaa si wayn uga horyimid xisbiga Wadani ee Somaliland.

Guddoomiyaha xisbiga Wadani Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa sheegay in go’aankaasi uu yahay mid sharciga ka horimaanaya, isagoona sheegaya guddiga doorashada in waqtigiisu uu dhamaanayo bisha 11aad ee sanadkaan.

Hoos kadaawo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: