Muqtar Roobow oo Kormeeray Saldhigyada Ciidamadda Koonfur Galbeed (dhegayso)

HomeWararka

Muqtar Roobow oo Kormeeray Saldhigyada Ciidamadda Koonfur Galbeed (dhegayso)

Ciidamada Maamulka koonfur galbeed ee soomaaliya oo kaashanaya kuwa dowlada fadaraalka soomaaliya iyo Amisom ayaa weeraro xoogan oo ay qaadeen maanta

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Midowga Afrika oo sheegay in uu bilaabayo Dhimista Wejiga labaad ee Ciidanka ATMIS
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Ciidamada Maamulka koonfur galbeed ee soomaaliya oo kaashanaya kuwa dowlada fadaraalka soomaaliya iyo Amisom ayaa weeraro xoogan oo ay qaadeen maanta waxa ay kula wareegeen deegaano katirsan gobolka Bay oo ay ku sugnaayeen Al-shabaab.

Dhankakale sheekh Mukhtaar Roobow Cali “Abuu Masuur” oo haray uga tirsanaa Al Shabaab ayaa maanta Kormeer ku sameeyay xarumo hor leh oo ku yaalla Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.
Waxaana ka mid ah goobaha uu tagay xarunta Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo xarunta madaxtooyada Maamulkaasi.

Hadaba Nuuradiin Yuusuf Abuukar ,Waa Afhayeenka maamulka koonfur galbeed ee soomaaliya , Wariye Xasan Heykal ayuu ugawaramay Howlagalada ay ciidamadu kaga qabsadeen Al-shabaab deegaanada ay kusugnaayeen iyo kormeerka uu xarumaha dowlada ku sameeyay Sheekh Muqtaar Roobow.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: