Maalinta Naafadda Aduunka oo laga Xusay Magaaladda Garowe (dhegayso)

Maalinta Naafadda Aduunka oo laga Xusay Magaaladda Garowe (dhegayso)

Waxaa Magaalda Garoowe lagu qabtay munaasibad lagu xusayey maalinta naafada aduunka waxaana kasoqay galay wasiirada haweenka marayn ahmed cali, iyo masuuliyiin kasocotey labada golle ee dawlada Puntland,iyo Ururada Naafada.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan Garowe kaso dirtay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com