Xildhibaano Kaso Horjeestay Magacaabista Golaha Wasiirada Hiirshabele (dhegayso)

Xildhibaano Kaso Horjeestay Magacaabista Golaha Wasiirada Hiirshabele (dhegayso)

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka maamulka HirShabeell ayaa shir ay ku qabsadeen Muqdisho ku eedeeyeen madaxwaynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare habka uu usomagacaabay wasiirada cusub.

Xildhibaanada ayaa eedayntooda ku sheegay in madaxwaynahe Waare uu soodhisay xukuumad aan tayo lahayn.

Waxay sheegeen inuu ku xadgudbay dastuurka Hirshabeelle islmarkaana
Xildhibaane maxamed Cabdi Khayre ayaa u akhriyay saxaafada kulanka ay yeesheen iyo eedaynta ay u jeediyeen madaxwaynaha HirShabelle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com