Muqtaar Roobow Abu Mansuur oo gaaray Magaaladda Baydhabo

HomeWararka

Muqtaar Roobow Abu Mansuur oo gaaray Magaaladda Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxaa Maanta lagu soo dhaweeyay Wadaadka Sheekh Muqtaar rooboow Cali Abuu Mansuur oo 13,kii Bishii August i

Cumar Khaliif oo kamid ah dhallinyarada SSC-Khaatumo: “Reer SSC waa inay canshuurta bixiyaan”
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in la dilay 3,000 oo Al-shabaab
Safarka Taliye Kuxigeenka Booliska iyo Shabakad Al-Shabaab Bossaso oo la Burburiyey

Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxaa Maanta lagu soo dhaweeyay Wadaadka Sheekh Muqtaar rooboow Cali Abuu Mansuur oo 13,kii Bishii August isku soo dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Booqashadan ayaa waxa ku wehliya wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdi Rashiid Cabdullaahi Maxamed,waxana Baydhabo ku soo dhaweeyay, Wasiiro, Xildhibaano,Odayaasha Dhaqanka, Maamul Gobolka Iyo Degmada Baydhabo iyo Dadweyne fara badan.

Muqtaar Rooboow ayaa hadal kooban uu siiyay Warbaahinta waxa uu sheegay in inta uu joogo Baydhabo uu la kulmi doono Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo masuuliyiinta kale iyo qeybaha kala duwan ee Bulsahda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: