Muqdisho: Ururada Bulshada Rayidka oo sheegay in Golaha wadatashiga afduubteen doorashada

HomeWararka

Muqdisho: Ururada Bulshada Rayidka oo sheegay in Golaha wadatashiga afduubteen doorashada

Urrurada Bulshada rayidka Somaaliyeed ayaa walaac xoogan waxaa ay ka muujiyeen habraacii doorashada Golaha Shacabka oo maalin ka hor ay soo saareen Go

Ra’iisul Wasaare Khayre “Majirto Heshiis aan la galnay Itoobiya”
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Xadhiga Ka Jarey Waddada Wasaaraddaha ee Dowladda Puntland (Sawiro)
ARDAA Xalqaddii 47aad: Damaca Imaaraadka iyo dabacsanaanta Dowladda Soomaaliyeed (dhegayso)

Urrurada Bulshada rayidka Somaaliyeed ayaa walaac xoogan waxaa ay ka muujiyeen habraacii doorashada Golaha Shacabka oo maalin ka hor ay soo saareen Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Urrurada Bulshada rayidka Somaaliyeed ayaa waxaa lagu sheegay inay kasoo horjeedaan habraaca Golaha Shacabka ee la soo saaray, isla markaana ay weli muuqato inay jiraan ku xadgudubka xuquuqda Muwaadiniinta uu u leeyahay ka qeyb galka doorashooyinka & kuw tagrifal awoodeed oo ay doorashooyinka ku maamulayaan Golaha wadatashiga qaran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: