MUQDISHO: Shirkii DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo u baaqday maqnaanshaha Qoorqoor (daawo)

MUQDISHO: Shirkii DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo u baaqday maqnaanshaha Qoorqoor (daawo)

Wararka ay Daljir ka helayso magaalada Muqdisho gaar ahaan Shirkii xerada Afisyooni ee udhexeeyay DFS iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta shirka waxa uu u baaqday maqnaanshaha madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor.

Hadaba si aan faahfaahin dheeraad ah uga helno shirka iyo sababihii keenay dib udhaca waxaan ka waraysanay Afhayeenka madaxtooyada Puntland Jaamac Dabaraani | Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.
Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com