MUQDISHO: Shirkii DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo u baaqday maqnaanshaha Qoorqoor (daawo)

HomeWararka

MUQDISHO: Shirkii DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo u baaqday maqnaanshaha Qoorqoor (daawo)

Wararka ay Daljir ka helayso magaalada Muqdisho gaar ahaan Shirkii xerada Afisyooni ee udhexeeyay DFS iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta shirka waxa

URURKA WARBAAHINTA PUNTLAND EE MAP: “WAXAAN KA BAXNAY KIISKII WARIYE KILWE AADAN FAARAX OO IN KABADAN 80 HABEEN KUXIRAN GAROW” (daawo)
Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Ka Hadlay Xaaladda Ammaan ee Muqdisho iyo Dagaalka Alshabab
Puntland oo ka hadashay socdaalka Puntland safiirka shiinaha ee Somaaliya (dhegayso)

Wararka ay Daljir ka helayso magaalada Muqdisho gaar ahaan Shirkii xerada Afisyooni ee udhexeeyay DFS iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta shirka waxa uu u baaqday maqnaanshaha madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor.

Hadaba si aan faahfaahin dheeraad ah uga helno shirka iyo sababihii keenay dib udhaca waxaan ka waraysanay Afhayeenka madaxtooyada Puntland Jaamac Dabaraani | Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.
Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: