Muqdisho: Dowladda Soomaaliya oo ku wargalisay bangiyadda dalka inay qaatan lacagta 50-ka dollar ah

HomeWararka

Muqdisho: Dowladda Soomaaliya oo ku wargalisay bangiyadda dalka inay qaatan lacagta 50-ka dollar ah

Qoraal ka soo baxay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa amar lagu siiyey bankiyada iyo ganacsatada inay socodsiiyaan isticmaalka lacagta $-50ka ah oo maa

Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ee Khamiislaha
Wasiir ku xigeenka Wasaradda awqaafta DFS oo soo dhaweyey Xujey

Qoraal ka soo baxay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa amar lagu siiyey bankiyada iyo ganacsatada inay socodsiiyaan isticmaalka lacagta $-50ka ah oo maalmihii ugu dambeeyay laga diiday dalka Soomaaliya.

Toddobaadyadii ugu dambeeyay ayaa waxaa la diidayay lacagta kontonka dollar oo la sheegay in lacag been abuur ah oo kontonka dollar ay soo gashay dalka Soomaaliya.

Dad badan oo haystay lacagta kontonka dollar ayaa maalmihii u dambeeyay walaac soo foodsaaray.

Go’aanka ka soo baxay Bangiga Dhexe ayaa imanaya kadib markii Ra’iisul Wasaare Rooble uu la kulmay madaxda bangiyada dalka.

Hoose ka aqriso amarka ka soo baxay Bangiga Dhexe,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: