DFS oo sheegtay in sabtida Daljirka daahson uu ka dhici doono Banaanbax

HomeWararka

DFS oo sheegtay in sabtida Daljirka daahson uu ka dhici doono Banaanbax

War-saxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladdu ay mucaaradka ka dalbatay in banaanbaxa u qorsheysan lagu qabto garo

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (daawo)
Jaaliyadda Soomaliyeed ee dalka Belgium oo dhigay Banaanbax balaaran oo loga soo horjeedo Somaliland
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka DFS oo dalka Ingiriiska U duulay (Daawo)

War-saxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladdu ay mucaaradka ka dalbatay in banaanbaxa u qorsheysan lagu qabto garoonka kubadda cagta ee Eng. Yariisow.

Kulan ay isugu yimaadeen guddiga qabanqaabada banaanbaxa ayaa lagu kala tagay iyadoo xubnihii gudiga ee ka socday dowlada federalka ay diideen in uu banaanbaxu ka dhaco Daljirka Dahsoon.

Hase yeeshee xukuumada federalka ayaa bedeshay mowqifkeeda waxayna soo saartay Warsaxaafadeed ay ku aqbashay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: