Muhaajiriin fara badan oo ku dhintay badda Mauritania

HomeWararka

Muhaajiriin fara badan oo ku dhintay badda Mauritania

Ugu yaraan 58 qof oo muhaajiriin ah ayaa dhintay, kadib markii ay la degtay doonidii ay la socdeen. Dadka dhintay ayaa waxaa ku jiray haween iyo ca

QARAX KA DHACAY MUQDISHO
Wacaal Darey ah: Liiska Xildhibaanada cusub ee Jubaland oo la shaaciyay
Shirka Wadatashiga Dib-u-eegista Dastuurka Soomaaliya oo Garoowe ka Furmay (dhegayso)

Ugu yaraan 58 qof oo muhaajiriin ah ayaa dhintay, kadib markii ay la degtay doonidii ay la socdeen.

Dadka dhintay ayaa waxaa ku jiray haween iyo carruur sida ay shaacisay Qaramada Midoobay.

Muhaaririintan ayaa doonida ay la socdeen ku degtay badda Mauritania, waxa ayna rajo ka qabeen inay Qaaradda Yurub ka helaan nolol ka wanaagsan tii ay ku heyteen wadankooda.

”’Doonta waxaa saarnaa markeeda hore 150 qof, 58 qof waa ay dhinteen, halka kuwa kale la bad baadiyey, waxaana lagu hayaa magaalada Nouadhibou ee Waqooyiga Mauritania ayuu yiri” sarkaal u hadlay IOM.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: