Dagaal dhimasho iyo dhaawac gaystay oo ka dhacay gobolka Mudug (daawo)

HomeWararka

Dagaal dhimasho iyo dhaawac gaystay oo ka dhacay gobolka Mudug (daawo)

Deegaano ka tirsan gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacay dagaal gaystay khaasre dhimasho iyo dhaawacba leh oo dhexmaray laba beelood oo wada dagan deegaanada Af-Barwaaqo iyo Towfiiq oo ka tirsan gobolka Mudug. Axmed Muuse oo ah Guddoomiyaha gobolka Mudug ayaa Daljir uga warramay sida ay wax u dhaceen. Hoos kaga bogo.

WARARKII UGU DAMBEEYEY EE MAGAALADA BOOSAASO MCI AYAA NOOGA WARAMAYA
WACAAL DAREY AH | War Degdeg ah: Xubnihii Fashilmay ee Xiriirka Kubadda Cagta Puntland oo iscasiley
Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Deegaano ka tirsan gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacay dagaal gaystay khaasre dhimasho iyo dhaawacba leh oo dhexmaray laba beelood oo wada dagan deegaanada Af-Barwaaqo iyo Towfiiq oo ka tirsan gobolka Mudug.

Axmed Muuse oo ah Guddoomiyaha gobolka Mudug ayaa Daljir uga warramay sida ay wax u dhaceen.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: