Madaxweyne Maduro oo xayiraad lagu soo rogay

Madaxweyne Maduro oo xayiraad lagu soo rogay

Ilaa 15 wadan ayaa iska mamnuucay in wadankooda ay soo galaan 29 siyaasi oo ka soo jeeda dalka Venezuela.

Siyaasiyiinta la mamnuucay ayaa waxaa ku jira Madaxweynaha wadanka Venezuela ee Nicolas Maduro iyo xulafadiisa.

Go’aankan ayaa yimid, kadib markii 15 wadan ay shir ku yeesheen wadanka Colombia.

Shirka ayaa waxa ka soo qeyb galay wadamada kala ah Argentina, Brazil, Mareykanka, Chile iyo Peru.

Xiisad dhanka siyaasadda ah ayaa ka jirta wadanka Venezuela.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    MADAXWEYNE MADURO WAXAA KU TIMI WAREEGTADII MARAYKANKA EE AALAABA KA SHAQAYN JIRTEY BARIGA DHEXE OO KALIYA WAREEGTADAASOO AHAYD (REGIME CHANGE)OO AAN U AQAANAY ANIGU (REGION CHANGE).KKKKK.
    AMERICAN EMPIRE AF BUUXAY KU DHAHDAY:MADURO MEESHA HAYSKAGA TAGO!!!.KKKKKKK,
    WAR MA SHAQAALE AY LAHAAYEEN BAA!!!!?
    WAR ILEYN SAASAA LOO KIBRAA!!!!.
    AMERICAN EMPIRE SIDEEDAA LOO KIBRAA AMA HEE SIDA SACUUDIGAA LAYS DHIIBAA!!!!!.
    OO GACMAHA KOR LOO TAAGAA OO BAADANA LAYSKA BIXIYAA!!!!!!.OO LA DHAHAA:
    AMERICAN EMPIRE YES BOS…
    LKN,MAR HORE BAA MADAXWEYNE MADURO LAGA TAQALUSI LAHAAYE LKN WAXAA HADEER KU HAGOOGTAY Mr:PUTIN….PUTIN SHAAGLE LAGA BAQAY…
    MEEL LIBAAX SOO GALAY
    LO’ MA JOOGEYSEE,
    WAA LAKALA LEEXIYAA
    LIIN & CAANO.
    (MEEL PUTIN SOO GALAY TRUMP WAYSKA CARARAA WAA INTAAS INTA UUKU BADBAADAY Mr:MADURO.
    LKN,OGOOW WAA DIKTEYTER UMADIISII BAABI’IYEY MADAXWEYNE Mr:MADURO….

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com