Mu,assada Al-Minhaaj oo Lacag ku Wareejisay Guddiga Gurmadka Qarixii zoobe (dhegayso)

Mu,assada Al-Minhaaj oo Lacag ku Wareejisay Guddiga Gurmadka Qarixii zoobe (dhegayso)

Mu,assada Al-Minhaaj ayaa wareejisay lacag loogu latalagayl dadki ku waxyeeloobay Qaraxii Zoope.

Lacagtaan ayaa dhan 11.000$9( kow iyo toban kun oo doollar) ayadoona laga soo aruuriyay masaajidada,Magaalada Galkacyo ,taas oo malmihii u dambeyeey la waday.

Warbixintaan arinmtaas kusaabsan waxaa Daljir Galkacyo inooga soodiray Xuseen Axmed Faarax Xadaari

dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com