Mu,assada Al-Minhaaj oo Lacag ku Wareejisay Guddiga Gurmadka Qarixii zoobe (dhegayso)

HomeWararka

Mu,assada Al-Minhaaj oo Lacag ku Wareejisay Guddiga Gurmadka Qarixii zoobe (dhegayso)

Mu,assada Al-Minhaaj ayaa wareejisay lacag loogu latalagayl dadki ku waxyeeloobay Qaraxii Zoope. Lacagtaan ayaa dhan 11.000$9( kow iyo toban kun oo doollar) ayadoona laga soo aruuriyay masaajidada,Magaalada Galkacyo ,taas oo malmihii u dambeyeey la waday. Warbixintaan arinmtaas kusaabsan waxaa Daljir Galkacyo inooga soodiray Xuseen Axmed Faarax Xadaari dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59fae3f201010053229d9299/war+bixin+mu.asa-sada+Al-+minhaaj+oo+Gudiga+Gurmadka+ku+wareejiyay+lacag.mp3

Shacabka Galmudug oo siyaabo kala duwan uga hadlay khilaafka DFS iyo dowlad gobaledyada (dhegayso)
Qarax gaari oo muqdisho ka dhacay
Barnaamishka Caafimaadka Radio Daljir | Tabiye Abdinaasir Jekey Gaalkacyo

Mu,assada Al-Minhaaj ayaa wareejisay lacag loogu latalagayl dadki ku waxyeeloobay Qaraxii Zoope.

Lacagtaan ayaa dhan 11.000$9( kow iyo toban kun oo doollar) ayadoona laga soo aruuriyay masaajidada,Magaalada Galkacyo ,taas oo malmihii u dambeyeey la waday.

Warbixintaan arinmtaas kusaabsan waxaa Daljir Galkacyo inooga soodiray Xuseen Axmed Faarax Xadaari

dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: