Maamulka Degmadda Qardho oo Ka Hadlay Muranka Dhulaalka (dhegayso)

Maamulka Degmda Qardho ayaa ka warbixiyay Howlgal ay maalmahaan ka wadeen Gudaha Magaladda Qardho taas oo ah dhulal laysku haystay.

Cabdi siciid cismaan Gudoomiyaha degmadda Qardho oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay muranka iyo is qabsiga dhulka ,taas oo uu sheegay inay soo noq noqotay balse go’aamo laga soo saarayo.

Maxamuud Fantastic ayaa ku Booqday Xafiiskiisa Waraysigana ka qaaday


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com